Midnimada

MIDNIMADA
Midnimadu waxay ka bilaabataa qofka laftiisa ,midigtiisu waxay awood badan tahay marka bidixdu kaalmayso,  sidaa awgeed
Qofkaasi wuxuu midaynayaa dantiisa iyo ficilkiisa sababtoo ah hadii dantaadu tahay inaad caana dhanaan cabto islamarkaana  aanad rabin ama aad ka caajisto  inaad soo qaadato waa dhib ku haysata oo tafaraaruq ku ah naftaada iyo noolaanshahaaga ,
Qofka oo mideeya rabitaankiisa iyo uhawlgalideeda wuxuu ka muhiimsan yahay midawga laba qof oo isku aragti iyo isku ujeed ah ,
marka laga soo gudbo jaranjarada midaynta laba qof ayaa loo gudbaa qoys ama koox ,qoys ama koox midawday baa lagu gaadhikaraa midaynta hal qabiil isla jeerkaas halka qabiil ee midaysab wuxuu midaynkaraa  qabiilooyin, qabiilooyin midoobay baa noqonkarta qaran midaysan

Fikirka Culimo Cumar Jaamac April 10. 2105

Comments

Popular posts from this blog

Geeraar duco ah Oo ku saabsan Abaaraha

Sheeko hal xidhaale ah

Gabay gardaro

Maansadda Saxansaxo 2013

Soomaalidu Isma Diidana Ee Waa Laysku Diray Si Looga

Masalooyin * Gabay *

GABAY (KHAYR-DOON)

Maanso

Maanso Mucjiso