Run iyo xaqiiq
XAQIIQA IYO RUN CAD
1:daangadda (saloolka) waxaa sida caadiga ah lagu shiilaa dheri isku mid ah, Saliid isku mid ah, hal mar ayaana lasaaraa Kul heerkiisu isku mid yahay. Laakiin Isku mar Mawada bislaato.
2: Marka uu daadku yimaado Kalluunka ayaa cuna Qudhaanjadda ,marka uu Daadku gudhana Qudhaanjadda ayaa cunta Kalluunka.
3: si loo sameeyo saabuun waa in la helo saliid,Si saliida loo maydhana waa in saabuun lahelo ,tani waa sarbeebta Nolosha.
Qof kasta waxa uu u baahanyahay qof xaalad walba oo wakhtigiisa ah. Ha quudhsan cidna Ama ha uladhaqmin Si quudhsasho ah marka ay guulaystaan ama guul daraystaan intaada in ka badan. Waxaa jira wakhtiga waxkasta iyo cidkasta .Aamin Ilaahay oo sug markaaga . Wakhtigaaga wuxuu imaanayaa marka Ilaahay ugu talagalay.Ha quusan Isaga(Alle SWT) ayaa waxkasta qurxinaya Xiligiisa e.
Si aad ufahanto waxa ay Noloshu tahay waa inaad booqato saddex meelood.
Dhakhtarka: Waxaad fahmi doonta in aanay jirin wax ka quruxbadan caafimaadka.
Xabsigga: waxaad arkidoontaa Xoriyaddu Inay tahay shayga ugu qaalisan.
Xabaalaha: waxaad Garandoonta noloshu in aanay macna lahayn dhulka aynu dushiisa kusoconayno maanta ayaa berito noqonaya saqafkeena (inagga kormaya)
Sidaa darteed aan ahaano kuwo isu dhuldhiga cabsidda Ilaahay oo tixgelino qofkasta oo bulshadeenna ah.
Nimcada iyo naxariista Allaha qaadirka ah Ha ina lasocoto maalin walba. Aamiin
WQ Mubarak Alhassan faskari
Tarjumadda Caasha Luul Cumar

Comments
Post a Comment